Awooda bulshadeena
Chelsea Electricity Choice waa barnaamij kooxeed oo loogu talagalay dadka degan Chelsea iyo milkiilayaasha ganacsiyada. Iyada oo la adeegsanayo awoodda wax iibsiga ee bulshadeena, Chelsea Electricity Choice waxay bixisaa:
- Saddex ikhtiyaar oo sahay koronto ku habboon macaamiisha
- Qiimo deggan oo joogto ah ilaa Diseembar 2028
- Xorriyadda aad ku bixi karto wakhti kasta iyada oo aan wax lacag ah ama ganaax ah la saarin
In ka badan 200 oo magaalo iyo tuulo oo Massachusetts ah ayaa leh barnaamijyo la mid ah, oo loo yaqaan isku-darka korontada ee degmada.




